noolaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg noolow. ld noolaan.

noolow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-laaday, -laatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley). 2. Cid barwaaqoobid. 3. Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.

noolaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nool³. ld nool², noolaansho, nooli¹.