nuglaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. 1. eeg nuglow. 2. ld nuglaan.

nuglow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-laaday, -laatay)

Macnaha:

  1. Ku n.: cid wax u dabacsan noqosho.

nuglaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nugul². ld nuglaansho.