nuxusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld nuxuus¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
nuxuusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00