obocQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg ubuc.Lamidka: ubucSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ubucQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:Uurkujir. ld oboc.Qaybta hoose ee jidhka xayawaanka. Waxay ka koobantahay caloosha, mindhicirrada iyo organnada qashinsaarka iyo taranka.Lamidka: obocSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0