ubuc
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-cyo, m.dh)
Macnaha:
- Uurkujir. ld oboc.
- Qaybta hoose ee jidhka xayawaanka. Waxay ka koobantahay caloosha, mindhicirrada iyo organnada qashinsaarka iyo taranka.
Lamidka: oboc
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

