Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg odayow.
Lamidka: odayow
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)
Macnaha:
1. Da'weyn gaarid; waayeeloobid.
2. Waayo aragnimo yeelasho.
Lamidka: waayeeloobid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur