odayow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Da'weyn gaarid; waayeeloobid. 2. Waayo aragnimo yeelasho.

Lamidka: waayeeloobid