oddoros
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qiyaas lagu maleeyo roob meel durugsan ka da'ayo. 2. Cilmi lagu male-awaalo waxa mustaqbalka dhici doona.
- 1. Roob muuqda meeshuu ku da'ayo qiyaasid. 2. Mustaqbalka waxa dhici doona ama soo socda maleawaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

