oodafo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro. 2. Aflagaaddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur