oodgeddi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xero ama guri diqoobay meel u dhow u rarid (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur