oodkac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.
  2. Hilib muqmad ka dhigid.

muqmad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hilib aad u yaryar oo shiilan oo cunno ahaan dad u keydsadaan; oodkac.