oonbeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld onbeelid.Biyo aan laga dhergin cabbid; harraadbeel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
harraadbeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cabidda la cabo wax oonka bi'iya.Wax harraad ku ba'ayo cabbid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0