oonbeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg oonbeel². ld oonbeel¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

oonbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld onbeelid.
  2. Biyo aan laga dhergin cabbid; harraadbeel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur