ooryowalaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:ld ooryawalaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ooryawalaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00