ooryawalaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ooryowalaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld ooryawalaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur