ormoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Koox. ld hormo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kooxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-xo, m.l)Macnaha:1. Tiro isku duuban oo aan badnayn. 2. (muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya. 3. Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hormoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld Horin; ormo. 2. ld horayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0