qaaban
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)
Macnaha:
- 1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1).
- Wax qaab loo yeelay ahaansho.
Lamidka: qaabi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

