qaandhawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa layska baxsho. 2. Kabarray.U q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow².
qaandhebidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qaandhaw². ld qaandhaw¹, qandhow.