qaandhaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa layska baxsho. 2. Kabarray.
  2. U q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow².

kabarray

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.

qaandhebid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaandhaw². ld qaandhaw¹, qandhow.

qaandhow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaandhaw¹, qaandhebid.
  2. ld qaandhaw².