qaaraami

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaraami

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaaraami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur