qaraamiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaaraami.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaaraamiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0