qaarqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhinaca oo dhulka la dhigi waayo xanuun awgi; xaraarug.
  2. Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaraarug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof naf xumi ku jirto; naf-kadhowr; sakaraad.
  2. Nafley saka-raadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaraarugid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaraarug².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur