xaraarugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof naf xumi ku jirto; naf-kadhowr; sakaraad.Nafley saka-raadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sakaraadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xanuun aad u daran. 2. S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.Nafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0