qabandhaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jariirico oogada ku fidda oo ay dhaliso naxdin, dhaxan ama jirro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur