qabatimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qabatin³. ld qabatin² (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qabatin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Marka laga hadlayo taduwurka, isbeddel kasta oo ku dhaca dhismaha ama shaqada noolaha taas oo ka dhigta mid ku habboon degaankiisa.
  2. 1. Xanuun mar mar dadka qabta; eyddin; nabar. 2. Tabta awrku wax u qabto. 3. ld qabatimid. Wax loo barto, la qaayibo. 4. Wax sameyntooda loo bartay. 5. ld qabasho.
  3. (imay, -intay; -imi) Meel nolosheeda u barasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur