qabatin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Marka laga hadlayo taduwurka, isbeddel kasta oo ku dhaca dhismaha ama shaqada noolaha taas oo ka dhigta mid ku habboon degaankiisa.
- 1. Xanuun mar mar dadka qabta; eyddin; nabar. 2. Tabta awrku wax u qabto. 3. ld qabatimid. Wax loo barto, la qaayibo. 4. Wax sameyntooda loo bartay. 5. ld qabasho.
- (imay, -intay; -imi) Meel nolosheeda u barasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

