qabatoomidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qabatoon².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qabatoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda. 2. Muddo dheer oo la qado dhibaatada ka timaadda.1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda dareemid. 2. Cunto iyo cabbid muddo dheer laga raagay darteed dhibaato badan dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00