qabatoon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda. 2. Muddo dheer oo la qado dhibaatada ka timaadda.
- 1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda dareemid. 2. Cunto iyo cabbid muddo dheer laga raagay darteed dhibaato badan dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

