qabbaanid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qabbaan³.

qabbaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.
  2. Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
  3. U q.: cid u adeegid.