qabbirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid.Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qabbiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qabbir². ld qabbir¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0