qablamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qablan². ld qablan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qablanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun. 2. ld qablamid.Hadal ama shanqar weyn sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00