qablanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun. 2. ld qablamid.Hadal ama shanqar weyn sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bulaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hugunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno/-ummo, m.dh)Macnaha:Shanqar xoog leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qablamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qablan². ld qablan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0