qaboobe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka dhaco.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur