qabsin-oodan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan.
  2. Xiidmo wax xiran noqosho.