qabweynaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qabweyn. ld qabweynaansho, qabweyni.

qabweyn

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof islaweyni badan ahaansho.

qabweynaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qabweynaan.

qabweyni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.