qabweyniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qabweynaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qabweyn. ld qabweynaansho, qabweyni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0