qaddarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaddar³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaddar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².
  2. (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5).
  3. Wax ahaysiin (Ilaah).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur