qaddar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².
- (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5).
- Wax ahaysiin (Ilaah).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

