qadfidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qadaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qadafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo u jeedin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00