qadaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.
  2. Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur