qadwid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qadow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qadow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld qadi 2. Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola. 3. Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
  2. Geed qadow bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur