qadow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld qadi 2. Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola. 3. Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
- Geed qadow bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

