qaxweQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.