qaxweQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qahweQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaxwe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaxwoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qaxwe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0