qalamiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qalammi.Nafley yar oo indha waaweyn leh oo cagaha iyo dabada daanyeerka uga eg, wejiga iyo dhegahana dawacada ugu eg; geedatiris.