qalbisamaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qalbisan. ld qalbisamaansho, qalbisami, qalbisnaan.

qalbisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan. 2. Ku q.: cid kalsooni ku qabid.

qalbisamaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qalbisamaan.

qalbisami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qalbisamo, qalbisnaan.

qalbisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld qalbisamaan.