qalbisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan. 2. Ku q.: cid kalsooni ku qabid.

niyadsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld niyasan.