qalin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro. 2. Lacag (macdan). 3. Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur