qalluudsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur