qalluudsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qalluudsan. ld galluubnaan, galluubnaansho, qalluudsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qalluudsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qalluudsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld qalluudsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0